Madaxweyne Qoor Qoor oo ka qeybgalay munaasabad Caleemo saar ah (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye oo ku sugan degmada Balanbal ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu caleema saarayo gudoonka cusub ee dhawwaan loo doortay degmada Balanbal. Munaasabadda caleema saarka gudoomiyaha iyo gudoomiye ku xigeenka degmada Balanbal oo dhawwaan ay doorteen golaha deegaanka ayaa sidoo waxaa ka qeyb galay golayaasha dowlada iyo masuuliyiin kale. … Continue reading Madaxweyne Qoor Qoor oo ka qeybgalay munaasabad Caleemo saar ah (Daawo Sawirro)